BBC 11:00-11:15
BBC 14:00-15:00
BBC 16:00-16:15
BBC 18:00-18:30
United Nations
UNDP
|| UNICEF
UNESCO || UNHCR
FAO || UN Volunters
WHO
Somali Aid Co. Body
UN Program on AIDS

Somali Radio

 

 

Radio Banaadir
STN Radio
Sagal S. Radio
Radio Dalmar
Radio Golis (RG)
Radio Sweden
Codka Somalida
Radio scerdo .
Swiss Radions

Somali Links

Madhibaan.org
Gabooye.com
Somalisix.com

Dulmane.com
Tumaal.com

SOMALI LANGUAGE

Walaalayaal hadii aad haysaan qoraalo waxtar leh, sida dhacdooyin, Cabasho, ama taageeridba please ku soo hagaaji  webmaster@midgaan.com Mahadsanidiin

           English Section                 Somali Section

Radio Simba Waa Barnaamijkii Soomaalidu way wada dhalatayee maxaa keeney Dhaliisha
Dhageyso
31 Jan 07

 
Halkan Ka daawo Banaanbixii London ee looga soo hor jeeday Somaliland iyo Dilkii Khadar
_________________________________________

 Wareysigii BBC ay la yeelatey Gudoomiyaha beesha gabooye ee Yurub iyo waqooyiga America.
Gabooyahu Cadaalada  Sinaanta iyo Xoriyadba. S/Land. BBC
Banaanbixii  Beesha gabooye ee  Hargeysa  BBC

»»

:::Qoraalada Midgaan Online :::

MADAX REER SOMALILAND AH OO BOOQATAY EHELADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM MOHAMED CIISE CAABI (SAAQA)

Madax sharafeed ka timid Somaliland,... ayaa soo booqday Eheladii uu ka baxay Gudoomiyihii Beesha Gabooyaha ee Yurub iyo Waqooyiga Ameerika Marxuum Mohamed Ciise Caabi (Saaqa).(Halkan Riix) Sept 11, 2007

Gabadh ay isku haystaan Beesha Gabooye iyo Beesha Reer Cabdi Xaamud ee Habaryoonis.

Waxaa soo gaadhay odoyaasha, aqoon yahanadda, culima`udiinka iyo wax garadka qurba- joogta Beesha Gabooye xaalad cakiran oo ku saabsan... (Halkan Riix) Aug 15, 2007

Urur Cusub oo La Dagaalama Hayb-sooca Oo Lagaga Dhawaaqay Minneapolis, Minnesota USA

Sabtidii ay taariikhdu ahayd [Juun 23, 2007] waxaa Jaamacadda Minnesota (Schoolka Carlson) ... (Halkan Riix) June 26, 2007

Taariikh Nololeed Kooban oo ku saabsan Marxuum  Maxamed Ciise Caabi (Saaqa)

Bristol-UK(Somali Voice) Sida dadka intooda badani ay ka warqabaan waxaa totobaadkii hore ku geeriyooday Magaalada Barakaysan ee Maka Gudoomiyhii Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika  Marxuum Maxamed Ciise Caabi oo ku magac dheeraa (Saaqa)... (Halkan Riix) June 08, 2007.

INAA LILAAHI WA INAA     ILEEHI RAAJICUUN

  إناللةوإناإليةراجعون

Waxaa xalay Talaadadii 3:00 AM subaxnimo magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga Carabia ku geeriyooday Gudoomiyaha Beesha Gabooye ee Europe iyo Waqooyiga Amerika Maxamed Ciise Caabi "Saaqa" halkaas oo lagu wado Insha ALLAAH in Salaada Janaazada lagula tukan doono Maalinka Jimcaha Xaramka Makkah Mukaramah ee dalka Sacuudiga... (Halkan Riix) 29/May/2007

GABAY

Waxaa gabaygan tiriyay cawil cabdi laahi baal cade 

Dhiilada warkaan sido cabdow malaha dheeldheele

 

Dhanbaalkay dabayluhu sidaan dhaawac halistiiye.. ( Halkan Riix) January 18, 2007

HADDII AAN U DHASHAY GABOOYE MA MAKKAAN GUBAY!

Waxaanu war iyo qayla dhaanba u diraynaa dhamaan shacbiga Somaliland si loola... (Halkan Riix) December 14, 2006

Quursiga qiil ayuu leeyahay

Dhowr jeer ayaa la is weydiiyay arrinta murtida noqotay  ee ah quursigu qiil ma leeyahay?, inkastoo ay dhaafi weyday oo ay noqotay in su’ aashaas iyada ah... (Halkan Riix) December 14, 2006

Maanso DULMI-DIID

Tixdan maansada ah waxaa curiyey Cali Maxamuud Xiirane oo ku nool magaalada ...(Halkan Riix) December 14, 2006 

Sheeko Cajiib ah oo ka dhacday dalka Maraykanka gaar ahaan Minnesota

Waa sheeko runtii cajiib ah oo marxalad xun soo martay, waxa aanu dhihi karnaa waa Sheeko qiiradeedu aay... (Halkan Riix) December 14, 2006

Shir ay Minneapolis ku yeesheen Guddiga La Dagaalanka Hayb Sooca

Kulan Sabtidii (Dec 9, 2006) lagu qabtay magaalada Minneapolis ayaa waxaa lagu gorfeeyey waxyaabihii ay ilaa hadda soo ... (Halkan Riix) December 11, 2006

Hayb-soocu waa dulmi culimada qaar ay qayb ka yihiin!

Soomaalidu waa ummad iino (cillado) badan, haddana waxa  dhibka u keena caashaqda oo aan laga fur-furi karin. Inkastoo caadooyinka qaarkood ay la wadaagto dadyow kale.. (Halkan Riix) December 02, 2006

QUURSIGU WAA QORSHE IBLIIS
SOMALI WAA QOYS QURA EE QAB BAA KALA GEEYAY.

London, 01-December-06 ( Qaadisiya.com) Waa Barnaamijka Diiradda oo Daawadeyaal aad kaga bogateen Toddobaadkii hore Qeyb ka hadleysa Sida Dadka laliido ay.. (Halkan Riix) December 02, 2006

(INA AKRAMAKUM CIN DALLAAH ATQAAKUM MA INKIRTEEN.?)

Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen gabayada iyo shiribyada ka tarjumaya xaaladdaha taagan ee uu dalka Soomaaliya marayo iyo weliba dhacdooyinka kale ee u baahan in ... (Halkan Riix) November 25, 2006

WAA FILIM CUSUB OO QUURSIGA KA HADLAYA  

‘’Quursigu Qiil ma leeyahay’’ Waa Filim Cajaa’ib ah oo ka hadlaaya Qiso dhab ah oo ku dhacday lamaane is jeclaaday oo lagu kala Geeyay hayb sooc oo kaliya... (Halkan Riix) November 25, 2006

 

WAAR XABADDU WAA LACAGE DAB KU DHALAALI:Q-II

Waxaa beryahaaba xabsiyada Magaalada Harga-Geys laga buuxinayey dad u dhashay Beelaha laga tirada badan yahay... (Halkan Riix) November 22, 2006

 

WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI! Q- I

                                                   Booliska hororka ah Beesha isa siisa Hargeisa ee ka soo faranduleysa saldhiga Kubor ayaa maalin walba baad ka qaadi jirey nin ka mid ah Beelaha laga tirada badan ... ( Halkan Riix) November 22, 2006

 

Siminaar ay wax ku baranayaan 30 gabdhood oo maanta ka furmay xarunta Markazka Badbaado ee dacwada iyo wacyigelinta ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho, 16-November-06 ( Qaadisiya.com) Siminaar si wada jir ah ay u soo qaban qaabiyeen golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed iyo... ( Halkan Riix) Saturday November/18/2006 

Markaz Cusub oo lagu baran doono Diinta Islaamka looguna Magacdaray Badbaado oo laga hirgeliyay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho, 09-November-06 ( Qaadisiya.com) Markaz diini ah oo la magac baxay markazka Badbaado ee dacwada iyo wacyigelinta ayaa si rasmi ah waxaa ...(Halkan Riix) November 09, 2006

Haweenka Beelaha la liido iyo Mas'uuliyiin katirsan Golaha Maxaakimta oo kulan kuyeeshay Xarunta Golaha ee Magaalada Muqdisho.

KulankaMuqdisho, 17-October-06 ( Qaadisiya.com) Waxaa maanta kulan kuyeeshay Xarunta Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Haweenka Beelahooda la liido... (Halkan Riix) October 17, 2006

HADDAAN TOL WAAYEY MUSLIMNA MA WAAYEY!

Waxa la yidhi maalin baa jirta. Maalin qof waliba uu tiimbanayo mool ka sameysmay dhididkiisa...(Halkan Riix) October 16, 2006

MU’TAMAR MAALMA AH, IYO MUXAADARO MEEREYSATA AH!! 

“Wax Midgaan la yiraahdo ma jiraan, ninkii Jannada laga waayo ayaa Midgaan ah” waa hadaaqa Ajiga!.... (Halkan Riix) Sep 23, 2006

Quursi aan garowshiyo lahayn

Maxey soomaalidu u takooraan dadka ka soo jeeda beelaha lagu tilmaamo.... Halkan ka dhageyso Dood Xiiso Leh

Masuuliyiinta Beesha Gabooye ee Yurub oo London kula kulmay Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Bristol.UK: Masuuliyiin uu hor kacayay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika Mudane... (Halkan Riix) Sep 13, 2006

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Gudoomiyaha Beelaha Gabooye ee Qaarada Yurub iyo Waqooyiga Ameerika

Bristol- Somali Voice 22-08-06: Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo imika ku sugan... (Halkan Riix) Sep 06, 2006

Waraysi Aad Iyo Aad U Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay C/Raxman Adam Cali(C/rahman Eeley oo ka hadlaya arimaha Haybsooca  (Halkan ka dhagayso) Sep 06, 2006

Waraysigii uu la yeeshay C/Raxman Eelaay Laura oo ah Macalimad School

Halkan ka dhagayso waraysi xiiso badan oo Radyow dulmane uu la yeeshay Laura R, Laura waa macalimad... (Halkan Riix) Sep 06, 2006

SHALAAD BARATAYE WAA LA SHUBI JIREY!  

DHULKII BOONTA MISE PUNT:-

Waxaa xaqiiqa ah in uusan marnaba ninka Cadi uusan ninka Madow u ogolayn taariikh,  sooyaal iyo ilbaxnimo hore... (Halkan Riix) August 30, 2006

OGOW SHISHEEYE SHEELA DUXA MA LEHE!

Beribaa waraabe gar qabsaday. Wuxuu ku muusanaabay inaysan xaq iyo dow ahayn in loogu yeedho dhurwaa, ... (Halkan Riix) June 14, 2006

CAQLIYOW BA'! DALAQ MA ISKA IDHI DULMI AANAN KA FIIRSAN!

Waar heedhe waalanaa! Miyaa la falay, mise wuu soo wataa! Muxuu u sameysanayaa doontan weyn! Xagee buuse ku kaxeyn illeyn lama degaan bacaad weyn ayaynu  ... (Halkan Riix) May 31, 2006

Cadaalad Iyo Sinaan Waxaa Ku jirta Danta Umadda Soomaaliland

Mudaaharaad kan oo ka dhacay no.10 Downing Street iyo House of Parliament magaalada London.  Mudaaharaad kan oo ku beegmey sannad guuradii kowaad... (Halkan Riix) May 19, 2006

MAXKAMADAHA KOONFUREED YAY XUKUMAAN? 

Waxaa ku soo badanaya koonfurta Soomaaliya dilka bareerka ah ee aan cidna looga baqin dilkiisa ilaa in uu qofkaa naftiisa difaaco mooyee,...(Halkan  Riix) May 11, 2006

GOB BAAN KU DHASHAYE, GOORMAA LAY GUMEYSTAY!

Waxaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee  caddaalada jecel necebna quudhsiga iyo takoorka la ogeysiinayaa... (Halkan Riix) May 10, 2006

JAWAABTII SULDAANKA HADALKA LOO SOO DHIIBAY

Aniga oo ah SULDAAN CABDILAAHI XASAN FAARAX  "Ina Sanwayne" Waxaan halkan kaga jawaabayaa maqaaladii uu... (Halkan Riix) May 07, 2006

Beesha Gabooye Ee Somaliland Oo Cadaalad Darro Ka Tirsatay Maxkamadda Rafcaanka Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)-- odayaasha iyo cuqaasha beesha gabooye ee Somaliland ayaa maanta shir jaraa'id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ... ( Halkan Riix) May 04, 2006

SOMAALIYEY, MIDGAAN MAGTIISU WAA MEEQA?

Boqorka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Gabooyaha ayaa dhiigii ku karay. Boqor Ahmed Warsame wuxuu arkay wuxuu qaadan waayey, wuxuu la ooyey Kahadar Dhabar oo dunida hiila ku waayey...(Halkan Riix) May 03, 2006

DAMEERI DHAAN RAACDAY
(Qaybtii 2-aad)

Anagoo heli karna inaynu nidhaahno Sabti, Axad, Isniin….. Anagoo heli karna inay... (Halkan Riix) March 16, 2006

Urur u dooda dadka laga tirada badan yahay oo Soomaaliya looga dhawaaqay

Ururkan oo u dooda Xaquuqda dadyowga laga tirada badan yahay,oo la magacbaxay Somali Minorty Rightas Group (SMRG) ... (Halkan Riix) February 23, 2006

Gablan Weeye SOOMAALI

Gabay By Mahamud Abdulaahi Ciise Sangub

RASUULKA DIIDOW DULLOW HADDAAD DOONTANA DILAAC!!

Rasuul Eebow waxaad tahay Misbaax dunida ifkeeda qariyey, waxaad tahay Naxariis dunidan loo soo diray... (Halkan Riix) Febreury 18, 2006

GABOOYAHA PUNTLAND XISAABTA UGUMA JIRTO MIYAA?!!!

Xaalada nololeed, bulsheed iyo bini'aadanimo ee Gabooyaha ku nool Soomaaliya gaar ahaan Puntland waa mid aad looga... (Halkan Riix) January 26, 2006

Somaliland waa meesha kali ah ee Gabooyuhu ayka heleen Dimuquraadiyad

Anigoo  ah  Suldaan  Nasir   Suldaan  Abdi   Ismaaiil (ina   Suldaan   shiine) waxaan  marka  hore  halkan  hambalyo  uga  dirayaa  dhamaan  bahda  midgaan.com  daadihisa   iyo gar ... (Halkan Riix)  January 26, 2006

HAMBALYO IYO BOGAADIN

anaga oo ah jaliyada Gabooye ee ku dhaqan wadanka Kuwait waxaan halkan bogaadin uga diraynaa Garaad Ahmed Diiriye Gaylan... (Halkan Riix) January 22, 2006

___________________________________________________________

  Halkan ka Dhagayso Wareysigii Qoraaga Buuga YIBIR of Las Burgabo
Maxamud Cali Geeldoon

 
 
___________________________________________________________
 
Gabaygani wuxuu ku jirey riwaayadii Abtirso oo uu hal-abuuray Abwaan Abdiraxman Eelay, islamarkaana ay naqtiimiyeen Axmed Asad iyo Suldaan Axmed oo iyagu ka tirsan Shaqaalaha Xarun Caafimaad oo ay jaamacadu leedahay ayay si wanaagsan oga heleen dadwaynihii daawaday. (Riwaayadii) iyo (Khudbadihii). Gabaygan waxaa curiyey kuna luuqeeyey Abwaanka da'da yar ee Axmed Asad. Bal nala dhegeysta.
 ___________________________________________________________


Wareysi Radio Sweden  Gabooyaha ka dhageyso halkan

___________________________________________________________

Muqdisho: Eheladda wiil dhalinyaro ah oo xalay meydkiisa la soo dhigay Fagaaraha Tarabuunka ayaa la wareegay.. (Halkan Riix) January 17, 2006
___________________________________________________________

Hambalyo iyo Bogaadin

Waxaa halkan ka hambalyenaynaa Garaad Ahmed Diirye Geylan oo loogu caleema saaray Garaadka Gabooye magaalada lascaanood.. (Halkan Riix) January 17, 2006

___________________________________________________________

Laascaanood iyo Dimuqradiyada Gabooyaha

Magaalada laas caanood baa noqotay meeshii ugu horeysay ee Soomaaliya laga yag leelo Garaadka beesha Gabooyaha.. (Halkan Riix) January 17, 2006

___________________________________________________________

Hambalyo Garaadka Guud Ee Beelaha Gabooyaha-Garaad Axmed Diiriye Geyllen.

Waa Alle Mahadi Iyo Talaabo Wanaagsan oo Cadaalad iyo Hanaan Xaq ah ku Saleeysan Caleema Saaridda Garaadka Guud ee Beelaha Somaaliyeed... (Halkan Riix) January 12, 2006

Halkan ka dhegayso xafladii caana shubka ee Garaad Axmed Diiriye Gayllan

___________________________________________________________

Barnaamij Gaar ah Quudhsigu Qiil Maleeyahay

{Barnaamij} 08.01-06 Waa barnaamij gaar ah oo kawaramaya sida soomaalidu ay u quudhsato tololka soomaaliyeedqaar kamid ah , oo iyagu markaa amaan mudan se aan quudhsi iyo faqooqid mudnayn.. (Halkan Riix) ama Halkan ka Dhegayso 

___________________________________________________________

DAMEERI DHAAN RAACDAY!!

Maxaa nagu wata u dhawaaqida ilaahyo aan waxba na tareyn? Maxaa nagu wata weyneynta ilaahyo quruuma hore sameysteen? Maxaa nooga gidhiish ah af aynaan shaqa ku lahayn ku hadaaqiisa?. ...(Halkan Riix) January 10, 2006

___________________________________________________________

KII NOO HAGAAGEE NOQO LOO HANWEYN YAHAY!

Alla miyaan fududaaday, miyaan sabeynayaa, miyaan heehaabayaa, miyaan duulayaa miyaan noqday xaanshi, miyaan no...(Halkan Riix) January 10, 2006

 

DOORASHADA GARAADKA GUUD EE GABOOYAHA

Mahad ilaah ayaa iska leh, Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa Talo adaa ku nool ee iyadu kuguma noola. Runtii markaad eegtid dadka uu kulmiyo ama ku wada jira Gabo..(Halkan Riix) January 10, 2006

HAMBALYO IYO TAAGEERO

 Garaad Ahmed Diiriye Geylan
oo lagu Caleemo Saaray Laascaanood Maanta oo ah Axad Bisha 9, January 2006, waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraya qaar ka mid ah Odayaasha beesha ee ku dhaqan Imaaraadka Carabta: (Halkan Riix) January 09, 2006

Garaadka Guud ee Beelaha Gabooyaha oo Lagu Caana Shubay Maanta

{Laascaanood}09.01-06 Waa cusub ayaa u beryey dhamaan soomaalida, 9 / 1/2006 waxay noqotay maalin cadaaladeed taariikhda gashay, waa maalin lagu ismay oo lagu macacaabay Maalinta sinaanta iyo caddaaladda, kumanaan iyo kumanyaal dad wayna ah ayaa isgu yimi munaasabad balaadhan oo lagu boqrayey Garaad Axmed Diiriye Gayllan, oo ah garaadka guud ee beelaha Gabooyaha... (Halkan Riix) Jan 09, 2006
 

ERGOOYINKA BEELAHA GABOOYAHA SOOMAALIYA OO KU SOO QULQULAYA LAASCAANOOD

Shantii caanamaal ee ugu danbeeyey waxaa si isdaba joog ah xarunta gobolka Sool ee Laascaanood soo gaadhaya gaadiid iyo shixnado xoolo oo Ishin iyo Adhi isugu jira oo ay weheliyaan..(Halkan Riix) January 6, 2006

Garaadka Guud ee Beelaha Gabooyaha oo si wayn loogu Soo Dhaweeyey G/Sool

 Garaad Axamed Diiriye Geylan , oo ah Garaadka Guud ee beelaha Gabooyada ayaa maanta soo gaadhay magaalada Laas...(Halkan Riix) January 6, 2006

WAR HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(5)

BISMILLAAHI
ASALAAMU CULEYKUM

     Fadliga gaajada kugu soo gaadha ALLE darti iyo nolosha adag iyo in lagu noolaado ##### iyo cabbitaan yar lagana maarmo waxa dhee..(Halkan Riix) January 6, 2006

Garaad Axmed Diiriye Geylan,oo maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magalada Laascaanood.

Garaad Axmed Diireye Geylan  oo ka mid garaadada cusub ee gobolka Sool, ayaa...(Halkan Riix) January 3, 2006

Salkeedii waa la soo xaaray : Quurisgu qiil ma uu lahan! 

   Been iyo Kufri iyo dhaqan xumo

Roob tiixa ayaa ka da’ya daafaha Stockholm. Daruur hadday ka curan lahayd dhulkii abaaruhu gooyeen dadku dibadda farxad iyo damaashaad roobka ugu...(Halkan Riix) January 3, 2006

Maxkamadaha Somaliland miyay ka siman yihiin dulmiga beesha Gabooye ?

Iyada oo xukunkii ka soo baxay maxkamada gobolka Hargeisa taariikhdu ahayd 29 kii bishii ...(Halkan Riix) January 3, 2006

WAAW! WAAW! WAXAASAA ABWAAN AH!!

Waa Yusuf  Osman Abdulle (Yusuf Shacir). Waa abwaan da' yar oo si aad u dersay dhibaatada, takoorka iyo Quudhsiga lagu hayo dhamaan Beelaha...(Halkan Riix) January 2, 2006
1)Dhageyso Gabeygan.     
2)(Wareysigii oo dhan halkan Ka dhageyso)

WAR HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(4)

BISMILLAAHI
ASALAAMU CALAYKUM

SABARKA IYO ADKEYSIGA
ALLE wuxuu yiri kor ahaaya

     Kuwa xaqa rumeeyow sabra oo sabarka ku tartama oo heegan ahaads iyo kuwo adkeysi badan xilka ALLE idin saarayn dhowra aad...(Halkan Riix) January 2, 2006

WAR HOOY KA BAQA EEBIHIIN!(3)

BISMILLAAHI
ASALAAMU CALAYKUM WA RAXMATULLAAHI

TOOWBADA
       Waxaan rabaa inaan naftayda iyo intii robta inay (ALLE) ka cabsatoba aan xusiisiy...(Halkan Riix) December 30, 2006

KUU SHEEKEEYE, KAA SHEEKEEYE, HALA SHEEKEYSAN!

Sheeka xariirtu waa qayb ka mid ah siyaabaha kala duwan ee ay dadku wax isugu gudb....(Halkan Riix) December 22, 2005

4.5: ALLA EEBOW MIYAAN SII NUSQAAMAY!!!

Waar hooy day! War hooy arkaye ma aragteen? Aniga waxaa iga yaabisay sagaal bilood kumaad dhalan ee waxaad ku dhalatay 4 bilood iyo Badh,...(Halkan Riix) December 22, 2005