wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka dhoofay gegada diyuuradaha ee Jomo kenyatta international airport.Sida ay sheeggayaan wararka naga soo gaaraya madasha shirka dib u heshiisiinta kooxaha soomaaliyeed uga socdo ee mbagathi ayaa sheeggaya in maanta ay halkaasi ka dhoofeen wafdi uu horkacayo Ra'isul wasaaraha dawladda ku meel gaarka ah Mr hassan abshir farax (Halkan Riix) May 28, 03
Dhowr iyo toban Qof ayaa habeenimadii xalay lagu QabQabtay xaafadda ay
Ra'isul Wasaaraha dowladda ku meel gaarka ah Mr Hassan Abshir Farax
Toban qof oo soomaali ah oo lagu qabqabtay magaaladda mombassa HAWEENEY SOOMAALIYEED OO KA WELWELSAN XAALADA WIILKEEDA OO MUQDISHO LAGU AFDUUBTAYHooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faadumo C/raxmaan ayaa welwel ka muujisay xaalada uu ku sugan yahay wiilkeeda oo dhowaan koox dabley ahi ku.(Halkan Riix)May 07, 03Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo maanta kenya looga DabaaldagayMaalinta shaqaalaha Adduunka oo maanta looga dabaalgagayey dhammaan Qeybaha kala gedisan ee waddanka kenya.(Halkan Riix)May 07, 03Breaking newsShir maanta ay Qabten Xasana abshir iyo cabala deeroow ayaa wax ay qaadaceen Qo'aankii Xilka Looga qaadaayay Qaarka mih Baarlamaanka (Halkan Riix)April 29, 03Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen dhammaan xubnaha Barlamaanka waddanka kenya oo saakay ka furmay madaxtooyada. Shir ballaaran oo ay isugu yimaaddeen dhammaan xubnaha barlamaanka waddanka kenya ayaa saakay ka furmay xarunta madaxtooyada,furitaankii shirkaasi ayaa waxaa hadalo ka soo jeediyey madaxweynaha haatan talada haya ee mwai kibaki (Halkan Riix)April 29, 03
|
|